Al-Shabaab Forces degraded by U.S., Federal Government of Somalia
To support the Federal Government of Somalia’s continued efforts to degrade al-Shabaab, U.S. forces conducted a collective self-defense airstrike targeting ...
To support the Federal Government of Somalia’s continued efforts to degrade al-Shabaab, U.S. forces conducted a collective self-defense airstrike targeting ...
As the world marked International Anti-Corruption Day, the Federal Government of Somalia announced today a series of steps to strengthen ...
- Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa kusoo dhaweeyay Danjiraha dawladda Turkigu usoo magacaawday Jamhuuriyadda Federaalka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Turkiga iyo Suudaan ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda ...
Shirkan Jaraaid ee billaha ah ee Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya MD Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo uu xafiiskiisa ugu qabtay warbaahinta ayuu ...
Toban Diblomaasi Soomaali ah oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa ku tababaranaya Machadka Diblomaasiyadda Qatar, iyadoo ...
Wararka ka Imaanaya Koonfurta Mudug ayaa kusoo waramaya inay Maleeshiyaadka Nabad iyo nolal diidka ah Al shabaab iskaga baxeen Deegaanada ...
Guddoomiyaha Jaaliyadda Koonfur Galbeed ee dalka Kenya Cabdulbaari Sheikh Cabdisalaam oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in kan jaaliyad ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho