Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo soo bandhigtay waxyaabaha uga qabsoomay Halbeegyadeeda
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada (WBIT) ayaa soo bandhigtay waxyaabihii uga qabsoomay halbeegyada Wasaaraddu ku leedahay Tubta Horumarinta Dhaqaalaha. ...
















