Maleeshiyaad katirsan argagixisada Al-shabaab oo lagu dilay Gobolka Gedo
Maleeshiyaad ka tirsan kooxda xagjirka ah ee Al-shabaab ayaa lagu dilay howlgal ka dhacay deegaan ka tirsan degmada Garbahaarey ee ...
Maleeshiyaad ka tirsan kooxda xagjirka ah ee Al-shabaab ayaa lagu dilay howlgal ka dhacay deegaan ka tirsan degmada Garbahaarey ee ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay deegaannadii dhawaan laga xoreeyey argagixisada Alshabaab ayaa faray ...
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa abaalmarin guddoonsiiyey Shacabka, Maamulka iyo Booliiska Warta ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa Khamiistii kula kulmay Magaalada Qaahira dhiggiisa Masar Mudane ...
–Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo lagu ansixiyay Sharciga ...
Inta uu ku gudajiray booqashadiisa Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ...
Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed waxay ku Wargalinaysaa Maamulada Degmooyinka Gobalka Banaadir iyo Dowlad Gobaleedyada ka dhisan Dalka in Radio Muqdisho iyo ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta tababar usoo xiray ururka Gorgor oo qayb ka ah ...
Waxaa magaalada Muqdisho ku qabsoomay shirka wadatashiga ee lagu turxaan bixinayo is waafajinta xulushada qaabeynta Dowlad Goboleedyada iyo qodobka 49aad ...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa shalay u fadhiisatay dacwad ay horgeysay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha, kaasi oo ku saabsan Dawaddii Marxuum Axmed ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho