Xoghayaha Joogtada Ah ee Xafiiska R/Wasaaraha oo La Kulmay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Jubaland
Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Axmednuur Maxamed Cabdi, ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay agaasimayaasha ...
















