Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo La Kulmay Madaxweyne Ku-xigeenka Bankiga Horumarinta Islaamka “SAWIRRO”
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahaan ku sugan dalka Boqortooyada Sacuudiga, ...















