Madaxweynaha JFS oo warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomiyey Safiirada Dalalka Koonfurta Kuuriya iyo Serbia “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha Aqoonsiga Danjiranimo ka guddoomay Safiirada Dalalka Koonfurta Kuuriya iyo Serbia ...
















