Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Xuska Sanadguuradda 59-aad ee Ciidanka Xoogga dalka “Sawirro”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Saraakiisha, Saraakiil Xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qaybaha ...
















