R/wasaare Khayre oo Tababar U Xiray Ciidamo Loo Diyaariyay Qorshaha Sugidda Amniga Caasimadda
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS)، mudane Xasan Cali Khayre, ayaa munaasabad maanta lagu qabtay xarunta tababarka ciidanka booliiska ee ...
















