Shir looga hadlayo sidii gargaar lagu gaarsiin lahaa deegaanada laga saaray Maleeshiyadda Al Shabaab oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa kafuray magaalada Muqdisho Shir looga hadlayo Xasilinta Deegaanada laga saaray Maleeshiyada Al Shabaab. ...
















