Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka oo furay shirka Golayaasha sharci dejinta Soomaaliya “SAWIRRO”
Shirka Golaha Afhayeenada Golayaasha sharci dejinta Soomaaliya oo maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka ...
















