Xukuumadda XFS oo soo dhoweeysay baaritaanka ay ku dhowaaqday Xeer ilaalinta guud Sacuudiga ee ku aadan dilkii Jamaal Khashoggi.
Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhoweyay baaritaanka ay ku dhawaaqday Xeer ...
















