Wafti uu hoggaaminayo Xoghayaha Joogta Wasaaradda Qorsheynta XFS oo maanta gaaray magaalada Kismaayo “Sawirro”
Xoghayaha joogta Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan ayaa maanta gaaray magaaladda Kismaayo ...
















