Tahriibayaal ku xanibnaa dalka Liibiya oo Muqdisho lagu soo celiyay “SAWIRRO”
Dawladda Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay dhalinyaro tahriibeyaal ah, kuwaasi oo muddo ku xanibnaa dalka Liibiya. ...
Dawladda Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay dhalinyaro tahriibeyaal ah, kuwaasi oo muddo ku xanibnaa dalka Liibiya. ...
-Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Daahir Aadan Cilmi Indha qarshe oo ka hadlay tiro koobka lagu wado Ciidanka ...
Kulankaan oo ahaa mid lagu dalbanayay joojinta colaad beeleedyada ka jira deegaanka Xeraale ee Gobalka Galguduud iyo Degmada Caddale ee ...
Waxaa maalintii labaad ka socdo magaalada Muqdisho kulanka Wadatashiga Asteynta Awoodaha Heerarka Dowlada, shirka ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda ...
Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Saaka Xukun Dil ku riday Canshuur Cismaan Abuukar Cumar (Asad) 23jir ah iyo Max’ed Cali ...
In coordination with the Federal Government of Somalia’s continued efforts to weaken al-Shabaab, U.S. forces conducted an airstrike in the ...
Wasiirka Caafimaadka ee Falastiin ayaa sheegay in ciidamada Israa’iil habeenmadii xalay ay daanta Galbeed ku dileen 3-ruux,ka dib kolkii weeraro ...
Howlgal aad loo qorsheeyay oo ciidamada amnigu ay fuliyeen 19kii Bishan ayay ku soo qabteen madaxii maxkamadda alshabaab ee Bariire. Hawlgalkaan ...
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa marti-gelisay tababar ku saabsan Barnaamij lagu maamulayo hirarka oo loogu talo-galay dalalka soo koraya ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho