Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo ka tacsiyadeeyay dadkii maleeshiyada Al-Shabaab ku laayeen deegaanka Goof-gaduud
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay dadkii ku geriyooday Deegaanka Goof-Gaduud ...
















