Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ugu baaqay Wadamada Islaamka inay taageeraan deyn cafinta Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ka jeediyay khudbad kulanka 46,aad ee Golaha Wasiirrada ...
















