Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ka jeediyay khudbad kulanka 46,aad ee Golaha Wasiirrada ...
Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ayaa cambaareeyay weerarkii argagixisanimo ee Khamiistii ka dhacay caasimadda Muqdisho kaas ...
Ujeedka kormeerkan mas’uuliyiinta wasaradda Gargaarka ayaa ahaa sidii ay u heli lahaayeen macluumaad ku saabsan dadkii ku dhaawacmay weerarkii shalay,si ...
Dowladda Qadar ayaa si kulul u cambaareeysay weerarkii argagixisadu ay ku laayeen dad shacab ah,kaasi oo ka dhacay goobo ganacsi ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane; Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow), ayaa sheegay in argagaxisadu ay beegsanayso nafta iyo hantida ...
The United States condemns in the strongest terms the February 28 terrorist attacks in Mogadishu. We commend the heroic actions ...
Dowladda Maraykanka waxa ay si xoogan u cambaareynaysa weerarrada argagaxiso ee 28-kii Febraayo ka dhacay Muqdisho. Waxaan amaanayna tallaabooyinka geesinimo ...
- The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Francisco Madeira, strongly condemns ...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa gaaray magaalada Kuwait City, halkaasi oo uu kaga qeyb geli doono Shirka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho