Madaxda Mareykanka iyo Waqooyiga Korea oo la filayo in ay kulmaan Mar Labaad
Mareykanka iyo Waqooyiga Korea ayaa qorsheynaya sida ugu dhaqsiyaha badan in todobaadkan ay magaalada Washington ku qabtaan shir heer sare ...
Mareykanka iyo Waqooyiga Korea ayaa qorsheynaya sida ugu dhaqsiyaha badan in todobaadkan ay magaalada Washington ku qabtaan shir heer sare ...
Iyadoo ay sii xoogaysanayaan eedeymaha ku aadan in madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Jey Trump uu xiriir uu kala dhexeeyo hoggaamiyaha ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Cayaaraha Qoobdooro ee Degmada ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta kulan la qaatay Guddiyada caleema saarka Madaxweynaha Puntland, kulankaasi waxaa ...
Wadatashigan ayaa ah mid looga hadlayay qorshaha Horumarinta Qaranka Sagaalaad (QHQ9) iyadoo ay ka qeybgaleen Madaxda Warbaahinta Madaxa bannaan, Kuwa ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Jeneral Maxamuud Al Qasaal iyo ...
Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa meel mariyay xeerka Maamulka Bangiga Dhexe oo wax ka bedel lagu ...
Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay wax ka bedel lagu sameeyay hindise sharciyeedka Hanti Dhowrka guud ee ...
Shir ku saabsan Wacyiga Nabadda, Isdhexgalka iyo horumarka gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,waxaa ka soo qeyb galay Gudoomiyaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho