Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta XFS oo la Kulmay Madaxda Hay’ad u adeegta Xujayda Dowladaha Carabta.
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Xildhibaan Sheikh Nuur Maxamed Xassan oo maalmahan howlo shaqo ku joogay Dalka Boqortooyada Sacuudiga ...















