Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Soomaaliya Xildhibaan: Sheekh Nuur Maxamed Xassan ayaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 23/12/2018 kuna ...
Axmed Maxamed Yuusuf wuxuu ahaa Ubax u soo baxay Qoyskiisa iyo Ummada Soomaaliyeed, waxaa la joogay xiligii uu guran lahaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Abdullahi Farmaajo ayaa tacsi u direy Boqorka Dowladda aan walaalaha nahay ee Sacuudiga Boqor ...
Allaha u naxariistee Faysal Salaad Samow wuxuu ka mid ahaa dhalinyarada aadka u fir-fircoon ee dalka gudisiisa wax ku bartay, ...
Guddoomiye ku-xigeenka Labaad Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mowliid Xuseen Guhaad ayaa maanta shirguddoomiyey kalafadhiga afaraad ...
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si kulul u cambaaraysay qaraxyadii isxigxigay oo shalay ka dhacay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho kuwaasoo galaaftay nolosha ...
Danjire Xamuuda bin Samraan Al-xuweydhi oo ah wakiilka Jaamacadda caraabta u fadhiya Soomaaliya ayaa si kulul u canbaarayay qaraxyadii falalka argagixisada ...
Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka u qaabilsan arimaha Afrika danjire Tibor Nagy ayaa cadeeyay taageerada buuxda ee dowladda Maraykanku la ...
Ugu yaraan 62 ruux ayaa dhimatay,lix boqol oo qofna waxaa soo gaaray dhaawacyo,ka dib markii duufaanta tsunami ay ku dhufatay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho