Madaxweyne Lafta-gareen oo Hay’adaha amniga kala hadlay xoojinta nabad galyada iyo la dagaalanka argagixisada
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa kulan la qaatay Saraakiisha Hay’adaha amniga qeybahooda kala duwan ...
















