Guddoomiyaha Aqalka sare oo u hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Puntland
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane, Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa u hambalyeeyay C/kariin Maxamed Axmed oo loo doortay ...
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane, Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa u hambalyeeyay C/kariin Maxamed Axmed oo loo doortay ...
Beeraleyda Gobalka Bakool ayaa ka cabanaya hoos u dhac ku yimid dallagooda, markii ay deegaannadaasi kusoo laa-laabteen abaaro, Biyo yaraan ...
Danjiraha Qaramada Midoobey u fadhiya Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Abuukar Daahir Cusmaan ayaa maanta, 3-dii bisha Jannaayo, Golaha Ammaanka ee QM ...
Odayaasha iyo waxgaradka magaalada Cadaado ayaa marti qaad u sameeyay maanta wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka ...
Wasaaradda tamarta iyo Biyaha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) iyo maalgashadayaal u dhashay dalka Qatar ayaa maanta waxa ay is-afgarad ku ...
Wasaaradda Batroolka iyo macdanka xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo shirkadda Khayraadka Macdanta iyo Batroolka dalka Qatar ayaa maanta is-faham ku kala ...
Shirkadda Korontada BECO iyo Maalgashadayaal ka socda dalka Qatar oo Muqdisho u jooga qorshayaal maal gashi ayaa maanta kala saxiixday ...
Xafladaan oo Xilalka ay kula kale Wareegayeen Wasiirkii hore ee Wasaaradda Howlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta Xukuumadda Federaalka ...
In ka badan 180 shaqaale oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa ka qeybgalay wejiga Labaad ee ...
Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya oo kaashanaya saaxiibbadooda Maraykanka ayaa 10 xubnood oo ka tirsanaa Malleeshiyada argagixisda Al-shabaab ku dilay duqeyn xagga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho