Shacabka Caasimadda oo Muujiyey Kalsoonida Madaxda Qaranka “SAWIRRO”
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa uga qeyb-galay Degmada Waaberi Munaasabad lagu taageerayay ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa uga qeyb-galay Degmada Waaberi Munaasabad lagu taageerayay ...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeeray wasaaradda maaliyadda iyo Dekadda Muqdisho si uu ...
Wadashigan Wasaaradda Qorsheynta ee Dowladda Faderaalka Somaaliya ay la yeelatay Ururada Bulshada Rayidka ayaa ku qotomo dar dargalinta diyaarinta Qorshaha ...
Waxaa maanta lasoo saaray shuruudaha laga doonayo musharixiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha iyo ku xigeenka Puntland. Guddiga doorashada ...
Tababarkaan oo ay ka faaiideysteen 25-hablood oo laga soo kala xulay Xeryaha Barakacayaasha ee Muqdisho ayaa socday muddo 3 isbuuc ...
Xukuumadda Norway oo shaaca ka qaaday in lacag dhan 54.3 milyan oo dollar ay ku bixinayso dib u dhiska iyo ...
WAR SAXAAFADEED War qoraal ah oo ka soo baxay Maamulka Dekedda Muqdisho ayaa lagu faah faahiyay adeegyo ay bilaabayso shirkadda MAERSK LINE ...
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa lagu sheegay in xoghayaha Guud uu aqlabalay Go’aanka ...
Ciidamada Xoogga Dalka ee ku sugan gobolada Jubada hoose iyo Gedo ayaa wado dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ka dhan ah maleeshiyada ...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu ku dhawaaqi doono xaalad deg deg ah, si loo dhiso derbiga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho