Madaxweyne Farmaajo oo Addis-Ababa kula kulmay Antonio Guiteres
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Addis Ababa shir-doceed kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mudane Antonio ...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Addis Ababa shir-doceed kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mudane Antonio ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay ka qayb galay casho uu Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy ...
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Daahir aadan Cilmi Indhaqarhse ayaa u hambalyeyey Ciidanka Badda iyo Difaaca xeebaha ee ...
Tubta arrimaha bulshada iyo wasaaraha Beeraha, kaluumaysiga iyo xannaanada xoolaha ayaa soo gebagebeeyay wadatashiyada bulshada Soomaaliyeed lagala yeelanayay samaynta istaraatiijiyadda ...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya, C/qadir Axmed Kheyr ayaa faah-faahin ka bixiyay kulan looga hadlayay sidii looga adkaan lahaa ...
In support of the Federal Government of Somalia’s increased efforts to degrade al-Shabaab, U.S. Africa Command conducted two airstrikes in ...
Somalia’s Joint Police Programme (JPP) received a funding boost of 8 million Euros yesterday, under a partnership between Germany and ...
Munaasabadda Soo dhaweynta ah oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka UK ayaa loo sameeyey masuuliyiin uu hor ...
Ergeyga Mareykanka u qaabilsan arrimaha dalka Kuuriyada Waqooyi Stephen Biegun ayaa ka soo laabtay safar uu ku tagay magaalada Pyongyang ...
Howlgal ka dhan ah maleeshiyada Alshabaab ayaa ka soconaya qeybo kamid ah Gobolka Jubada Hoose,kuwwaasi oo ay iska kaashanayaan ciidanka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho