Wasiirka Qorsheynta XFS oo Shir Guddoomiyay Kulan looga hadlayay Qorshaha Horumarinta Qaranka Soomaaliyeed ee 2020-2024
Wasiirka Qorsheynta,Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dalka Jamaal Xassan ayaa shir Gudoomiyay Shir looga hadalayay Qorshaha Horumarinta Qaranka Soomaaliyeed ee 2020-2024 ...















