Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Kormeeray Wasaaradaha Kalluumaysiga, Ganacsiga, Xannaanada xoolaha iyo Beeraha “SAWIRRO”
Ra'iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta booqday wasaaradaha kalluumaysiga, ganacsiga, xannaanada xoolaha ...
















