Madaxweyne Waare“Dagaal Beeleedyada Hiiraan Iyo Galgaduud Ka Soo Cusboonaaday Waxay Taageero U Yihiin argagaxisada.
Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa ku tilmaamay dagaal-beeleedyada ka soo cusboonaaday Deegaanno Hoos Yimaada Degmada Maxaas ee ...
















