Shir lagu xoojinayo xiriirka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Turkiga oo maalintii labaad ka socda Istanbul.
Waxaa maalintii labaad ka soconaya magaalada Stanbul ee dalka Turkiga shir lagu xoojinayo xiriirka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Turkig kaas oo ...
Waxaa maalintii labaad ka soconaya magaalada Stanbul ee dalka Turkiga shir lagu xoojinayo xiriirka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Turkig kaas oo ...
Kulan wada tashi ah oo ay yeesheen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Maraykanka iyo Dowladda hoose ee Columbus Ohio ayaa lagu qabtay ...
Ku-xigeenka Agaasimaha guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Cabdifataax Cumar Ibraahim (Shaaweey) oo safar shaqo ku jooga magaalada London ee ...
Somalia’s National Communications Authority (NCA) has officially kick-started its formal consultation process for regulations and other documents aimed at regulating ...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u daah-furtay hannaanka wada-tashiga xeer-nidaamiyeyaasha isgaarsiinta iyo teknolojiyada dalka, iyadoo munaasabaddaasi ay ...
Golaha Aqalka Sare BFS ayaa yeeshay kalfadhigii 4aad kulankiisa 8aad, waxaana ajandahu uu ahaa ka doodista iyo su’aalo weydiin, waxaana ...
Guddiga qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Dowlad-gobooleedka Koonfur-Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey waqtiga la qabanayo Doorashada Madaxweynaha Koonfur-Galbeed oo markii hore lagu ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdi Cabdiraxmaan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ...
Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay Banbax Sanadeedka (Annual Retreat) koowaad ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka kaasoo ay ka qeybgalayaan dhamaan Agaasimayaasha, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho