Ra’iisul Wasaare Kheyre “Inta aan anagu joogno xukunka, waxaan idiin balan qaadayaa in aanan aqbali doonin in nala cabsiiyo”
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo xalay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Qatar la hadlayay ...
















