Wasaaradda Beeraha iyo waraabka XFS oo daahfurtay shir wdatashi ah oo ku saabsan hormarinta beeraleyda Soomaaliyed “Sawirro”
Wadatashiga iyo horumarinta siyaasadda guud ee iskaashatooyinka Beeraleyda Soomaaliyed ayuu ku saabsanaa shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Beeraha ...
















