Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare oo daah-furay Shir sanadeedkii Labaad Haweenka Xildhibaanada ah ee Heer Federaal iyo Heer Dawlad goboleed “Sawirro”
Shir Sanadeedkii labaad ee Haweenka Xildhibaanada ah ee heer federaal iyo heer dawlad goboleed ayaa maanta ka furmay Magaaladda Muqdisho, ...















