Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Dhagax dhigay Garoonka Cayaaraha Qoobdooro ee Degmada Kaaraan “SAWIRRO”
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Cayaaraha Qoobdooro ee Degmada ...
















