Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Caabud-waaq ka furay kulan nabadeed oo lagu dhamaynayo Colaaddii Kaxandhaale “SAWIRRO”
Magaalada Caabuud-waaq ee gobaka Gal-guduud waxaa maaanta gaaray wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Cabdi ...
















