Toos udaawo doorashada Madaxweynaha Puntland
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/286455035400595/
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/286455035400595/
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay kulanka guddi hoosaaska golaha wasiirrada ee tubta ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne K/Xigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye gaas Daahir Aadan Cilmi oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Booliska, Abaanduulaha XDS iyo Saraakiil ...
Munaasabadan oo lagu soo geba gebaynayay tababar Akadeemiyad goboleedka Afka Soomaaliga ee AGA ay u qabatay Dhalinyarada Naadiyada Akhriska iyo ...
War ay soo saartay Dowladda Soomaaliya ayaa lagu faah faahiyay howlgal ka dhan Alshabaab,kaasi oo ka dhacay 6-dii bishan Koonfurta ...
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa kulan la qaatay Saraakiisha Hay’adaha amniga qeybahooda kala duwan ...
Waxaa goordhow la soo gabagabeeyay dhageysiga Khudbadaha musharaxiinta madaxweynaha Maamulka Puntland ka hor jeedinayeen Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaasi. 21-musharax oo ...
Ujeedka kulankaan ayaa ahaa mid su,aalo lagu weydiinayay Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dalka Mudane Cabdullahi Goodax Bare, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho