Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ka dhan ah Al-shabaab oo ka socda J/Hoose iyo Gedo
Ciidamada Xoogga Dalka ee ku sugan gobolada Jubada hoose iyo Gedo ayaa wado dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ka dhan ah maleeshiyada ...
Ciidamada Xoogga Dalka ee ku sugan gobolada Jubada hoose iyo Gedo ayaa wado dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ka dhan ah maleeshiyada ...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu ku dhawaaqi doono xaalad deg deg ah, si loo dhiso derbiga ...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Feysal Cumar Guuleed ayaa maanta xarunta ...
Magaalada Caabuud-waaq ee gobaka Gal-guduud waxaa maaanta gaaray wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Cabdi ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho Danjirayaasha wadamada ku bahoobay ...
Howl-gal ay Xalay ka fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa lagu laayay xubno ka mid ahaa argagixisada Al-Shabaab, iyagoo sidoo ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay Muqdisho wafdi Finland ah oo ...
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane, Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa u hambalyeeyay C/kariin Maxamed Axmed oo loo doortay ...
Beeraleyda Gobalka Bakool ayaa ka cabanaya hoos u dhac ku yimid dallagooda, markii ay deegaannadaasi kusoo laa-laabteen abaaro, Biyo yaraan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho