Wasiirka Difaaca Soomaaliya iyo dhiggiisa Turkiga oo kormeeray Xarunta tababarada ee Turkisom
Wasiirka Difaaca Soomaaliya iyo dhiggiisa Dalka Turkiga oo ay wehliyaan Wasiiru dowlaha gaashandhigga XFS, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka,Taliyaha Ciidamada Turkiga iyo ...
















