Tirada dhimashada Suxufiyiinta caalamka oo korortay
Xiriirka Caalamiga ah ee Suxufiyiinta (IFJ) ayaa sheegay maanta oo Isniin ah in Saxaafiyiin iyo shaqaale Warbaahineed oo gaaraya 94 ...
Xiriirka Caalamiga ah ee Suxufiyiinta (IFJ) ayaa sheegay maanta oo Isniin ah in Saxaafiyiin iyo shaqaale Warbaahineed oo gaaraya 94 ...
Doorashadii ka dhacday dalka Bangladesh ayaa markale loo doortay Sheekh Hasina R/wasaaraha dalkaasi waana markii sedaxaad oo xilkaasi loo doorto. ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb-galay munaasabad lagu bixinayay Abaalmarinta (Mogadishu ...
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) oo maanta yeeshay kulankoodii ugu dambeeyay sannadka 2018, ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka maamulka dakhliga ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal uusoo saaray waxa uu kaga tacsiyadeeyay geeridii ku timid Allaha ha ...
Aqoon is -weedaarsigan oo ku saabsanaa macluumaad kala qaadashada iyo ka doodida qaabka ugu wanaagsan ee looga shaqeyn karo ansixinta ...
Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa cod geliyay Miisaaniyadda Dowladda ee Sanadka 2019-ka taasoo cadadeedu ay dhantahay 344,192,685$ oo uu ka muuqdo koror dhan ...
Kulanka oo ka qabsoomay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka Warbaahineed ee labada Dal, waxaana madaxda Wasaaradda ...
Xildhibaanadda Golaha Shacabka oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Golasha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta ansixiyey xeerar kala duwan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho