Aqoon isweydaarsiga doorka Baarlamaanada ee Hirgelinta Hiigsiga 2030-ka oo Muqdisho ka furmay
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Aqalka sare Senator Mowliid Xuseen Guhaad ayaa magaalada Muqdisho ka furay aqoon isweydaarsiga doorka Baarlamaanada ...
















