Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha XFS oo dib u dhigtay Qabashada Tartanka Kubadda Cagta ee Dawlad goboleedyada iyo G/banaadir.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Coyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa lagu sheegay in ...
















