Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Amniga Dalka “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlayay dib-u-habaynta qorshayaasha amniga dalka iyo ...
















