Horjoogiyaal lagu dilay duqeymo ka dhacay Mudug
Ciidamada Qaranka oo taageero ka helay Ciidamada Maraykanka ayaa weerar qorshaysan Ka fuliyay fariisimo Alshabaab ku lahaayeen Gobolka Mudug, sida ...
Ciidamada Qaranka oo taageero ka helay Ciidamada Maraykanka ayaa weerar qorshaysan Ka fuliyay fariisimo Alshabaab ku lahaayeen Gobolka Mudug, sida ...
Ciidanka Ammaanka ayaa xalay howlgal ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho waxay ku soo qabteen xubno ka tirsan Argagixisada Daacish. ...
Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye oo la hadashay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ...
Guddoomiyaha Maxakamadda Sare JFS Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta ka qeyb-galay kulan looga hadlayay xal u helida mushkiladaha dunida ...
Xulka qaranka ee 23 jirada Soomaaliya ayaa galabta guul ka gaaray ciyaar ay la yeesheen xulka dalka Ethiopia, taas oo ...
Shaqaallaha guddiga la socodka iyo dib u eegista dastuurka ee BFS ayaa tababar maanta uga furmay xarunta guddiga ee magaaladda ...
Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Finland, Samuli Virtanen oo shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa maanta Aqalka sare kula kulmay Guddoomiyaha ...
Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre iyo wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha ...
Waxaa magaaladda Istanbul ee dalka Turkiga ka furmay maanta shirka Bandhiga Shirkadaha Ganacsiga Qalabka Dhismaha ee Turkiga iyo Carabta oo ...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/rixmaan Ducaale Beyle ayaa ka jawaabay warbixin ay soo saareen Guddiga Maaliyadda ee Golaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho