US: Airstrikes Killed 37 Al-Shabab militants in Somalia
In coordination with the Federal Government of Somalia, U.S. forces conducted two (2) airstrikes in the vicinity of Debatscile, Somalia ...
In coordination with the Federal Government of Somalia, U.S. forces conducted two (2) airstrikes in the vicinity of Debatscile, Somalia ...
Hawl-wadeennada xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda oo uu hoggaaminayo wasiir dawlaha xafiiska ayaa maanta ka qayb qaatay barnaaminka is-xilqaan ee lagu ...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagabeeyay wax ka bedelka hindise sharciyeedka hanti dhowrka guud ee ...
Munaasabadan oo lagu maamuusayay Maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo ku beegan 21-November ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb galay ...
Maanta oo kale waa maalin ku wayn umada Soomaaliyeed, waxayna ku asteesantahay maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo dalka iyo meel ay ...
Kooxo hubeysan ayaa qafaashay qof talyaani ah oo ka mid ah shaqaalaha mutawaca ah ee ka howlgala NGO-yada,isla markaana dhaawacay ...
Hay’adda Save The Children ayaa sheegtay in ku dhowaad 85 Kun oo ah caruurta reer Yemen oo da’dooda ay ka yar ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga kula kulmay Ra'iisul wasaaraha dalka Talyaaniga Giuseppe ...
Ciidamada Qaranka oo taageero ka helay Ciidamada Maraykanka ayaa weerar qorshaysan Ka fuliyay fariisimo Alshabaab ku lahaayeen Gobolka Mudug, sida ...
Ciidanka Ammaanka ayaa xalay howlgal ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho waxay ku soo qabteen xubno ka tirsan Argagixisada Daacish. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho