Maamulka Gobolka Banaadir oo dardargeliyey Ololaha Isxilqaan ee Matxafka Qaranka
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta ka qeybgalay dardargelinta Ololaha Is-xilqaanka ee ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta ka qeybgalay dardargelinta Ololaha Is-xilqaanka ee ...
Howlgal balaaran oo looga saarayo Maleshiyaadka Al-shabaab Gobolka Hiiraan ayaa laga Sameeyey Inta u dhaxayso Degmooyinka Buuloburte iyo Jalalaqsi . ...
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan ay kaga hadlayaaan Miisaaniyadda dowladda ee 2019-ka. Xildhibaanada Golaha ...
Wararkii ugu dambeeyey ee laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab jab xoogan uu ka soo gaaray ...
Hogaamiyaasha wadamada Qaaradda AFrika ayaa shir muhiim ah uga furmayaa magaalada adis ababa ee xarunta dalka Itoobiya,waxaana Soomaaliya uga qeybgalaya ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Marwo Danjirad ...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Amb Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Oo Maalmahanba Booqasho Ku Jooga Isaga Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Jamhuuriyadda Turkiga ...
Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa shir ay maanta ku yeesheen Muqdisho uga hadlay tirakoobsha shaqaalaha dawladda, xubinnimada Soomaaliya ee suuqa ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kulan sagootin ah Muqdisho kula yeeshay safiirkii Turkiga ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho