Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb-galay Xuska 75-aad ee Aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed+Sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka qayb-galay xuska sannad guurada 75aad ee ka soo wareegtay ...















