Xukuumadda oo Meel Marisay Ku-biiritaanka Soomaaliya ee Suuqa Ganacsiga Bariga iyo Koonfurta Afrika
Kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirrada oo uu guddoominayay ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ...















