Akhriso: War-murtiyeedka Wadajirka ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Ereteriya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Madaxweynaha Eritrea Mudane Isaias Afwerki, waxay kulamo wadatashi oo labo ...
















