Wasiirka Difaaca Dalka iyo Taliyaha CXD oo kulan dhiira gelin ah la qaatay Saraakiisha Ciidanka Xoogga+Sawirro
Wasiirka Gaashandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Maxamed Cali “Amar Dambe” oo ay wehliyaan Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashandhigga, Taliyaha Ciidanka Xoogga ...
















