Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Miisaaniyadda 2019 “SAWIRRO”
Golaha wasiirrada Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku ansixiyeen miisaaniyadda dawladda ee ...
Golaha wasiirrada Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku ansixiyeen miisaaniyadda dawladda ee ...
Munaasabdaan ujeedkiisu ahaa daahfurka wejiga laabaad ee mashruuca waxbarashada dalka kaasoo ay ku bixi doonto lacag dhan 17.900 milyan oo ...
Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa balan qaaday inuu sii wadi doono taageerada dadaalka Shacabka iyo dowladda Soomaaliya ay ku doonayaan ...
Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxay marti gelisay Shirka Kooxda Xariirka Soomaaliya ee ururka Iskaashiga Islaamka oo laga soo saaray war-murtiyeed ...
Maleeshiyaadka Argagixisada Al-Shabaab ayaa laba jibaaray dhaca iyo boobka ay u gaysanayaan Xoola Dhaqatada iyo Beeralayda deegaanada qaar, iyagoo shacabka ...
Dalada Culumada gobolka Ohio ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan SICO (Somali Islamic Centers Of Ohio) ayaa soo ...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shalay shir guddoomiyay shirka Hormarinta dhaqaalaha Dalka, kaas oo looga ...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda dastuurka mudane Dr. Hussein Abdi Elmi ayaa maanta furay aqoon iswaydaarsi ku saabsan sida dhallinyaradu ay ...
Gudoomiyaha Maxakamadda Sare ee Dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta oo Taariikhdu tahay 28/10/2018 tababar u furay Garsoorayaal ,sidoo ...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa maanta xafiikiisa kula kulmay Wakiilada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho