Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Soomaaliya oo heshiis la gaartay Hay’adda FOA
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Xukuumadda Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Hay'adda FOA ee Soomaaliya ayaa kala hadlay qodobo ...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Xukuumadda Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Hay'adda FOA ee Soomaaliya ayaa kala hadlay qodobo ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Xirsi Diirshe Ku-simaha Guddoomiyaha ...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgallo ka wada deegaanno ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose, kaas oo lagula dagaalamayo maleeshiyada xagjirka ...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cismaan Baale oo war-saxafadeed soo saaray ayaa xaqiijiyay iney si qoto dheer ...
Muqdisho, October 01, 2018 --Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta shir guddoomiyay shirka tubta siyaasadda ...
Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta DFS ayaa maanta shir layeelatay shirkadda kashaqeeya dhismaha ee Gobolka Banaadir. Wasiir ...
Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula ...
Degmada Warshiikh ee Gobolka Shabeelaha dhexe oo ah degmo Taariikhi ah ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay u diyaarineysaa goob dalxiis ...
Hogaamiyaha Maamulka Gobolka Kashmiir ee dhinaca Bakistan,ayaa ku eedeeyay ciidamada dalka Hindia in ay rasaas la beegsadeen diyaarad Herikobtar ah ...
Ciidamada Xoogga dalka ayaa raashiin u qeybiyay Qoysas dan yar ah oo ku nool deegaanka Dhannaane oo ka mid ah ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho