Toos u Daawo: Shir looga Hadlayo Ganacsiga Soomaaliya oo ka socda Muqdisho
Shir looga hadlayo Ganacsiga Soomaaliya iyo Horumarada Dhaqaale ee dalka ayaa ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana shirkaasi ka qeyb galaya ...
Shir looga hadlayo Ganacsiga Soomaaliya iyo Horumarada Dhaqaale ee dalka ayaa ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana shirkaasi ka qeyb galaya ...
Taliyaha qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Gaashaanle Sare Maxamed Maxamuud Koronto oo ay wehliyaan saraakiil ka mid ah Ciidanka ...
R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeeraray xarumo ku yaala magaalada Muqdisho kuwaasi oo lagu diyaarinayo ciidamo loogu ...
Dalxiisayaal tiradoodu gaarayso 40 milyan oo qof oo ka kala socoda caalamka ayaa la sheegay in sanadkan ay booqdeen goobaha ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya mudne Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka qayb galay shirka Golaha guud ee Midawga ...
Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhoweyay baaritaanka ay ku dhawaaqday Xeer ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee dowladda Maraykanku u soo ...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho. Kulanka oo uu ...
Ra”iisul wasaaraha dalka Itoobiya Dr.Aby Ahmed ayaa maanta si rasmi ah u furay kulan ay ka qeybgaleen Madaxda dalalka Midowga ...
Gudiga doorashooyinka madaxa banaan ee Qaranka Soomaaliyeed Iyo Dowlad Goboleedka Puntland ayaa isku afgartay in Xafiiska Guddiga doorashooyinka madaxabanaan laga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho