War saxaafadeedka wadajirka ah ee ka danbeeyay booqashada Wasiirrada Arrimmaha Dibadda Ereteria iyo Ethiopia ay ku yimaadeen Muqdisho
Wasiirka arrimaha dibadda Eretria, Cusmaan Saalax Maxamed iyo asiirka arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Demuquraadiga federaalka Ethiopia, Workneh Gebeyehu, ayaa booqasho rasmi ...
















